Maydadka Tahriibayaal ku soo caariyey Xeebaha dalka Libya

0
81

Hay’adda Bisha Cas ee dalkaasi waxay shalay sheegtay inay heleen maydadka 5 Tahriibayaal oo ku soo caariyey Deegaanka Harawe ee magaalladda Xeebta leh ee Sirta oo 450-KM dhanka Bariga kaga toosan caasimadda dalkaasi ee Tripoli. Shaqaalaha Bisha Cas ma aysan sheegin dalalka ay ka soo kala jeedaan maydadka shalay laga helay Xeebaha Libya. Bilowgii bishii […]




SOURCE: Maydadka Tahriibayaal ku soo caariyey Xeebaha dalka Libya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.