Maydka Muwaadin Soomaali ah oo laga helay dalka Maraykanka

0
44

Boliska magaalladda Olmsted ee ka tirsabn Gobalka Minnesota ee dalkaasi ayaa sheegay inay heleen maydka Nin Soomaali ah oo ay dhaawacyo rasaaseed ka muuqdeen. Boliska ma aysan sheegin magaca Marxuumka, balse waxay tilmaameen inuu da’da Labaataanka ku jiray. Maamulayaasha Deegaanka waxay sheegeen inay ka war sugayaan  inay xaqiijin ka helaan Waaxda Dembi-baarista Gobalka Minnesotaiyo Xafiiska Minnesota ugu qaabilsan […]




SOURCE: Maydka Muwaadin Soomaali ah oo laga helay dalka Maraykanka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.