MD Farmaajo oo Dhambaal u diray Amiirka Kuweyt iyo Kulan looga hadlay Xoojinta Xiriirka labada Waddan.

0
341

Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Xiriirka Caalamiga ee DFS, Axmed Ciise Cawad waxa uu Amiirka dalka Kuweyt, Sheekh Sabaax Al-axmed Al-jaabir Al-sabaax  gaarsiiyey Dhambaal Qoraal oo uu Madaxweynaha DFS, Maxamed C/llaahi Farmaajo u diray Amiirka dalkaai. Amiirka Kuweyt waxa uu Qasrigiisa ku qaabilay wafdiga uu hoggaaminayey Wasiir Cawad, iyagoo ka wada hadleen Xiriirka Walaaltinimo ee Labada […]




READ MORE FROM THE SOURCE: MD Farmaajo oo Dhambaal u diray Amiirka Kuweyt iyo Kulan looga hadlay Xoojinta Xiriirka labada Waddan.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.