MESSI OO KU GUULAYSTAY KABTA DAHABKA IYO PICHICHI 2018.

0
205

Messi ayaa si rasmi ah ugu guulaystay Abaalmarinta Pichichi oo ah mid uu hanan karo Xidiga ugu goolashada badan Horyaalka La Liga waxaa sodoo kale uu gacanta ku dhigay Kabta Dahabka ah ee xidiga ugu wanaagsan Qaarada Yurup oo uu helay markiisii 5aad oo xiriir ah.

Waxaa uu saxiixay 34 gool mana jiro xidig Goolal intaa la’eg dhaliyay waana sababta uu ku helay (Golden Boot) xili ciyaareedka 2017-2018.

2009-2010 2011-2012-2012-2013 ayuu Biladahan helay.

Messi ayaa ku garaacay Biladaan Xidigaha kala ah Harry Kane oo dhaliyay 30 Gool,Mohamed Salah 00 32 Gool Saxiixay,Mouro Icardi oo leh 29 Gool,Ciro Immobile oo isna leh 29 gool.

 

 

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.