MESSI”HAL ARIN KUMA RAACSANI TAAGEEREYAASHAYDA.

0
208

Xidiga 5ta jeer ku guulaystay Abaalmarinta Xidiga ugu wanaagsan Dunida ee  Lionel Messi ayaa waxaa markii ugu horaysay uu ka hadlay sida uu dareemo marka taageereyaashiisa iyo dadka kale ee Dunida ka Daaawada Ciyaarahiisa ay ugu yeeraan in uu laacib yahay.

waxaa uu Tibaaxay in uu aaminsan yahay in marka Garoonka lagu wada jiro ciyaaryahanada ay siman yihiin  waxaana uu sheegay inuusan aaminsanayn in laacib ka duwan xidigaha kale uu yahay.

Dad badan ayaa u qiray in Xidigan Reer Argentine Messi uu yahay xidig mucjiso ah oo kubada cagta wax badan kusoo kordhiyay balse waxaa muuqata in Messi gabi ahaanba arintaasi iska fogeeyay.

 

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.