Mesut Ozil Oo Dirqi Lagaga Badbaaday Taageereyaal Cadhaysan Oo Doonayey Inay Gacanta Ula Tagaan

0
106

Kubbad sameeyaha xulka qaranka Germany ee Mesut Ozil ayaa laga badbaadiyey taageereyaal gadoodsan kaddib markii ay dhamaatay ciyaartii ay kaga hadheen Koobka Adduunka. Germany oo haysta Koobka Adduunka ayaa kaalinta ugu hoosaysa kaga dhamaysatay GROUP […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Mesut Ozil Oo Dirqi Lagaga Badbaaday Taageereyaal Cadhaysan Oo Doonayey Inay Gacanta Ula Tagaan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.