Meydka Hal Ruux oo laga helay Xeebaha Puntland & kuwo kale oo lagu la’yahay

0
283

Ruux Meydkiisa laga helay xeebaha Puntland ayaa ka mid ahaa lix Ruux oo ila shlay lagu la’aa badda,waxana la sheegay in lixdaasi Ruux ay ahaayeen kalluumeysato balse Badda lagu waayey xilligii Shaqada ay ka soo bixi jireyn. Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland ayaa waxa ay sheegeen in Saacado badan ka dib meydka mid ka mid ah […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Meydka Hal Ruux oo laga helay Xeebaha Puntland & kuwo kale oo lagu la’yahay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.