Meydka Nin ay dishay koronto oo lagu arkay duleedka Muqdisho

0
112

Wararka naga soo gaaraya Xaafadda Midnimo oo ka tirsan deegaanka Siinka dheer ee Duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in saakay halkaasi lagu arkay Meydka Nin xalay Koronto ku dishay deegaanka Siinka dheer. Ninka Koronta ay dishay ayaa waxa uu xalay saqdii dhexe koray Baallo ku yaalla Xaafadda Midnimo,isla markaana saakay la arkay isaga Meyd oo Korontadii […]




SOURCE: Meydka Nin ay dishay koronto oo lagu arkay duleedka Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.