Michael Keating “Dowladda waan kala tashaday inaan ka qeyb galo Shirka Madaxda Dowlad Goboleedyada”

0
52

Wakiilka Qaramada Midoobey ee Arrimaha Soomaaliya ee waqtigiisa sii dhamaanayo Michael Keating ayaa hadalkaan sheegay isaga oo wareysi siinayey mid ka mid Tv-yada ku hadla Afka Soomaaliga. Michael Keating ayaa sheegay in kulanka uu kala qeyb galayo Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada in uu yahay mid uu ku mac salaameynayo,isla markaana dowladda Federaalka Soomaaliya uu kala […]




SOURCE: Michael Keating “Dowladda waan kala tashaday inaan ka qeyb galo Shirka Madaxda Dowlad Goboleedyada”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.