Maxamed Sacuudi oo ka mid ah Ganacsatadii aas’aastay Beerta Nabadda ee loo nasashada tago ayaa waxa uu ka mid ahaa dadkii ku dhaawacmay Qarixii dhawaan ka dhacay nawaaxiga Taalladda SYL ee magaalladda Muqdisho. Ilo lagu kalsoon yahay ayaa waxay Dalsan Radio u sheegeen in Ganacsade Maxamed Sacuudi ku dhaawacmay Qaraxaasi, isla markaana Daaweyn loogu qaaday […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Mid Ka mid ah Aas-Aasayaasha Beerta Nabadda ee Muqdisho oo Gacanta laga Jaray