Mid ka mid ah dalalka xubnaha ka ah Golaha Ammaanka ee QM oo Go’aan ka qaatay cayrintii DFS ee Nicholas Hansom

0
375

Qoraal la soo dhigay Barta Twitter-ka ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Faransiiska ayaa waxaa lagu sifeeyey Go’aankii DFS ku cayrisay Nicholas Hansom inuu ahaa go’aan hal-dhinac oo keliya gaaray, waa sida hadalka loo dhigay. Qoraalka waxaa lagu muujiyey inay Dowladda Fraansiiska taageero buuxda u hayaan Ergayga Gaarka ee QM ugu qaabilsan Arrimaha Somalia, Nicholas […]




SOURCE: Mid ka mid ah dalalka xubnaha ka ah Golaha Ammaanka ee QM oo Go’aan ka qaatay cayrintii DFS ee Nicholas Hansom

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.