Isniin, July, 02, 2018 (HOL)–Faah faaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dilka mid ka mid Darawalada ku shaqeysta gadiidka yar yare ee Mooto Bajaajka oo subaxnimadii hore ee saakay askari ka tirsan ciidamada dowladda ku toogtay degmada Hodan.
READ MORE FROM THE SOURCE: Mid ka mid ah Darawalada Mooto Bajaajka oo lagu dilay Muqdisho