Kooxo hubeysan ayaa xaafad ka mid ah degamda Dharkenley ee Gobolkan Banaadir waxa ay ku dileyn mid ka mid ah ergadii soo dooratay xildhibaanada Golaha shacabka soomaaliya sida ay sheegeen dadka deegaanka. Ninka la dilay, ayaa waxaa uu ka mid ahaa Ergadii Xildhibaanada ku soo dooratay Magaalada Baydhabo ee Maamulka Koonfur Galbeed, waxaana shalay galab […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Mid ka mid ah Ergadii soo dooratay Xildhibaanada Golaha Shacabka oo la dilay