Mid ka mid ah Ilaaladii Khaaska ee Usaama Bin Laadin oo la xiray

0
163

Boliska dalkaasi ayaa sheegay inay shalay gacanta ku dhigeen Eedeysane la soo shaqeeyey Hoggaamiyihii geeriyooday ee Ururka Alqaacida, Usaama Bin Laadin. Eedeysanaha oo u dhashay dalka Tunisia, laguna magacaabo Saami A. ayaa sheegay in lagu qabtay magaalladda BOJUM ee W/Galbeed ee Jarmalka, mana jirin wax iska caabin ah oo muujiyey markii la qabanayey. Wasiirka Arrimaha […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Mid ka mid ah Ilaaladii Khaaska ee Usaama Bin Laadin oo la xiray

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.