Mid ka mid ah kunkii dhalinyaro ee G/Banaadir laga Shaqaaleysiiyey oo Shabaabnimo loo xukumay

0
81

Maxkamada Ciidamada Qalabkas ida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay xukun ku riday dad lagu eedeeyey inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab oo ay ku jirto qof haweeney ah. Maxamed Cabdullaahi Maxamed Cadow oo ah eedeysanaha koowaad ayaa Ciidamada amniga soo qabteen 22-kii  Bishii 4aad  ee sanadkan, iyadoo xilligaas lala xiriirnayay Alshabaab, waxaana Ciidamada amniga oo […]




SOURCE: Mid ka mid ah kunkii dhalinyaro ee G/Banaadir laga Shaqaaleysiiyey oo Shabaabnimo loo xukumay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.