Mid ka mid ah Wasiir ku-xigeennada Koonfur Galbeed oo xilka iska casilay

0
39

Khamiis, Feberaayo, 14, 2019 (HOL)- Wasiir ku-xigeenkii gaadiidka cirka iyo dhulka Cabdisalaan Cabdullaahi Yalaxoow ee maalintii shalay uu magacaabay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, ayaa sheegay in uu iska casilay xilka wasiir ku-xigeenka ee loo magacaabay.




SOURCE: Mid ka mid ah Wasiir ku-xigeennada Koonfur Galbeed oo xilka iska casilay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.