Mid kamid ah Ergada soo Dooratay Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Caawa la dilay

0
95

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado oo Caawa gudaha Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeeellaha Hoose ku dilay Nabadoon Caan ka ahaa degmadaaasi Dad goobjoogayaal ah ayaa waxa ay inoo sheegeen in dilka uu ka dhacay Xaafadda Godey ee degmada Afgooye,isla markaana loo geystay Nadadoon kamid ahaa Ergada soo dooratay Xildhibaanada […]




SOURCE: Mid kamid ah Ergada soo Dooratay Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Caawa la dilay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.