Midowga Afrika oo Nidaan cusub u qorsheynaya Xogta Shaqsiyadda Ciiddanka AMISOM

0
49

Hawlgalka Midowga Afrika ee Somalia (AMISOM)  waxay shaaciyeen qorshooyin lagu doonayo in Nidaamka Xogta Dijitaalka lagu kaydiyo shaqsiyadda Ciiddan kasta oo ka mid ah Askarta Nabad-ilaalinta AMISOM ee ka hawlgala gudaha dalka Somalia. Madaxa Maareynta Xogta ee AMISOM, John Kisaale ayaa sheegay in Diiwaan-gelinta Dijitalka looga dan leeyahay sidii degdeg loogu dheehan lahaa xogta Askari […]




SOURCE: Midowga Afrika oo Nidaan cusub u qorsheynaya Xogta Shaqsiyadda Ciiddanka AMISOM

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.