Midowga Afrika oo walaac xooggan ka muujiyey Weeraradda Alshabaab iyo Daacish iyo dhimista Ciiddanka AMISOM.

0
194

War-murtiyeed ka soo baxay Shirkii Wasiiradda ee Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Ururka Midowga Afrika ayaa lagu lafa-guray Warbixinta Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika ee  dib-u-eegista Wadajirka ee QM iyo AU-da ee Hawlgalka AMISOM iyo sidii loo cusbeynaysiin lahaa Fasaxa Hawlgalka ee AMISOM. Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Ururka Midowga Afrika (PSC) waxay Kulankoodii 782-aad ku […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Midowga Afrika oo walaac xooggan ka muujiyey Weeraradda Alshabaab iyo Daacish iyo dhimista Ciiddanka AMISOM.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.