Golaha Europe waxay shaaciyeen inay Ururka Midowga Europe (EU) ansixiyeen 89 million oo Euro oo u dhiganta 105 million oo Dollar oo lagu taageerayo Hawlaha Samafalka ee Somalia Goluhu waxa uu tilmaamay in Kaalmaadaasi ku soo beegantay, iyadoo la filayo in Shirweynaha looga hadlayo Arrimaha Somalia oo ay Midowga Europe marti-geliyeen uu berrito ka furmo […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Midowga Europe oo Malaayiin Dollar ugu deeqay Somalia