Midowga Yurub oo kordhiyay taageerada dhaqaale ee Soomaaliya

0
316

Khamiis, July, 12, 2018 (HOL)–Midowga Yurub ayaa sheegay inay Soomaaliya ugu yaboohi doonaan dhaqaale gaaraya €89 Million oo Yuuro, oo u dhiganta ku dhowaad $105 Million oo Doollar, sida Arbacadii Shalay laga soo xigtay guddida Yurub.




READ MORE FROM THE SOURCE: Midowga Yurub oo kordhiyay taageerada dhaqaale ee Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.