Miino lagu xiray gaari uu sitay nin hore uga tirsanaan jiray Shabaab oo Kismaayo lagu soo bandhigay

0
255

Sabti, July, 21, 2018 (HOL)-Miinadan ayay saraakiisha nabadsugidda Jubbaland sheegeen in ay ku guuleystaan in ay si nabad ah uga furan gaariga Miino loogu xiray C/laahi Sheekh Cabdi oo ahaa shaqsi hore uga tirsanaan jiray Shabaab, balse kasoo goostay, kana mid ahaa bulshada reer Kismaayo.




READ MORE FROM THE SOURCE: Miino lagu xiray gaari uu sitay nin hore uga tirsanaan jiray Shabaab oo Kismaayo lagu soo bandhigay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.