Miisaaniyada Dowladda ee sanadkan 2020 oo la meelmariyay

0
97

Talaado,December, 31, 2019 (HOL)-Xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta oo Talaado ah si wadajir u ansixiyey Miisaaniyadda Sanadka 2020, kaasi oo maalmihii la soo dhaafay ay ka doodayeen.




SOURCE: Miisaaniyada Dowladda ee sanadkan 2020 oo la meelmariyay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.