Axad, Janaayo, 05, 2020 (HOL)- Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) ayaa sheegay in afar dagaalyahan oo ka tirsan Al Shabaab ay dhinteen ka dib markii waabarigii saakay ay weerareen saldhiga ciidamada badda ee Manda-Magogoni ee kuyaala Gobolka Lamu.
SOURCE: Milatariga Kenya oo ka hadlay weerarkii saakay lagu qaaday gobolka Lamu