Militariga Mareykanka oo xaqiijiyay weerar lagu qaaday saldhigga Mareykanka ee Kenya

0
179

Axad, Janaayo, 05, 2020 (HOL)- Militariga Mareykanka ayaa xaqiijiyey in weerar lagu qaaday saldhig millatari oo ku yaal Kenya oo ay degan yihiin qaar ka mid ah shaqaalaha millatariga Mareykanka.




SOURCE: Militariga Mareykanka oo xaqiijiyay weerar lagu qaaday saldhigga Mareykanka ee Kenya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.