Miltariga Sudan oo loogu baaqay in ay xukunka wareejiyaan

0
39

Isniin, April, 15, 2019 (HOL) – Aasaasayaasha ugu waaweynaa ee banaanbaxyadii ka socday Sudan ayaa ugu baaqay Miltariga kuxunka afgambiga uga riday todobaadkii hore madaxweynihii dalkaasi soo xukumayay 30ka sano, Cumar Xassan Al-bashiir inay talada ku wareejiyaan dowlad rayid ah.




SOURCE: Miltariga Sudan oo loogu baaqay in ay xukunka wareejiyaan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.