Minnesota – Jaaliyadaha Qowmiyadaha Soomalida iyo Oromada oo baaq nabadeed jeediyay

0
284

Arbaco, August, 08, 2018 (HOL) -Iyadoo bilihii ugu danbeeyayba ay dhacayeen dagaalo iyo iska horimaadyo u dhaxeeya labada Qowmiyadood ee Oromada iyo Soomaalida wada dega dalka Itoobiya oo ay ku naf-waayeen Boqolaal dad ah oo ka kala tirsan labada dhinac, ayaa waxaa baaq nabadeed oo arrintaa la xiriira diray markii ugu horeysay Jaaliydaha labada dhinac ee ku dhaqan gobolka Minnesota.




READ MORE FROM THE SOURCE: Minnesota – Jaaliyadaha Qowmiyadaha Soomalida iyo Oromada oo baaq nabadeed jeediyay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.