MO Faarax oo walaalkiis loosoo musaafuriyay Soomaaliya

0
14

Axad, December, 15, 2019 (HOL)-Sida ay qortay Daily Mail, Orodyanka caanka ah ee Mo Farah ayaa walaalkiis loo masafuriyay Somaliya, kadib markii lagu eedeyay inuu geystay weerar mindi ah oo ka dhacay Degmadda Southall ee Galbeedka London sannadkii 2010-kii.




SOURCE: MO Faarax oo walaalkiis loosoo musaafuriyay Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.