Mooshin Ka Dhan Ah Waare Oo La Qabtay

0
67

Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa gudbiyay mooshin ka dhan ah madaxweyne Maxamed Cabdi Waare.
Mooshinka oo taariikh ahaan xildhibaannada ay gudbiyeen 15-08-2018 ayaa iminka laga qabtay.
Afhayeenka baarlamaanka Hirshabeelle Cismaan Barre Maxamed ayaa ka guddoomay mooshinka ka dhanka ah madaxweyne Waare.
Mooshinkani kalsooni kala noqoshada ee laga gudbiyay madaxweyne Maxamed Cabdi Waare, ayaa loo cuskanayaa eedeymo dhowr ah sida in madaxweynuhu uu ku kacay ku tagrifal awoodeed, musuq hanti qaran, xil gudasho la’aan iyo arrimo kale.

Goobjoog News




SOURCE: Mooshin Ka Dhan Ah Waare Oo La Qabtay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.