MSF oo soo afjartay qorshihii ay Muhaajiriinta badda uga badbaadin jirtay

0
23

Jimco, December, 07, 2018 (HOL) – Hay’adda Dhakhaatiirta aan Xuduudda Lahayn ee magaceeda loo soo gaabiyo MSF ayaa lagu qasbay in ay soo afjarto qorshihii ay ku badbaadin jirtay dadka ku tahriibada badda Mediterranean-ka.




SOURCE: MSF oo soo afjartay qorshihii ay Muhaajiriinta badda uga badbaadin jirtay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.