Mudaharaad ka dhan ah Puntland oo ka dhacay gobolka Sanaag

0
213

Khamiis, December, 26, 2019 (HOL)-Mudaharaad loogasoo horjeedo Puntland, ayaa maanta ka dhacay degmada Xingalool ee gobolka Sanaag, halkaasi oo uu kasoo jeedo guddoomiyihii hore ee barlamaanka Puntland, Cabdixakiin Dhoobo-daareed, oo mooshin xilka looga qaaday.




SOURCE: Mudaharaad ka dhan ah Puntland oo ka dhacay gobolka Sanaag

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.