Mudaharaad Khasaare geystey oo ka dhacay magaalada Ceerigaabo iyo dagaal bariga Sanaag ka socda

0
28

Arbaco, July, 10, 2019 (HOL)-Mudaharaadkan oo la sheegayo inuu ahaa kii ugu balaadhnaa ee mudooyinka la xusuusan yahay ka dhaca magaalada Ceerigaabo ayaan si cad loo ogayn khasaaraha ka dhashay, iyadoo ciidamada kala duwan ay adeegsanayeen hubka culus iyo ka fuduba.




SOURCE: Mudaharaad Khasaare geystey oo ka dhacay magaalada Ceerigaabo iyo dagaal bariga Sanaag ka socda

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.