Mudaharaad loogasoo horjeeday masaajidii lagu gubay Ethiopia oo ka dhacay Dirirdhabe

0
97

Isniin, December, 30, 2019 (HOL) Mudaharaad looga soo horjeeday masaajido lagu gubay gobolka Goojam ee dhulka ismaamulka Amxaarada ayaa ka dhacay magaalada Dirirdhaba.




SOURCE: Mudaharaad loogasoo horjeeday masaajidii lagu gubay Ethiopia oo ka dhacay Dirirdhabe

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.