Waaxda Socdaalka ee Malta ayaa sheegay inay 1839 Codsiyo Magangelyo-doon ah soo gaareen sannadkii hore. Codsiyadaasi oo ay Xafiiska Qaxootiga dalkaasi u soo gudbiyeen Muhaajiriin badankooda ka soo jeeda dalalka Afrika. Muhaajiriinta Liibiyaanka waxay 17.3% ka yihiin Qaxootiga magangelyadda ka codsaday Dowladda Malta. Sidoo kale, Muhaajioriinta Soomaalida ayaa la sheegay inay 30.9% ka yihiin Muhaajiriinta […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Muhaajiriin ay ku jiraan Soomaali oo magangelyo ka codsaday Jesiiradda Malta