Afhayeenka Ciiddanka Badda ee dalkaasi Ayuub Qaasimi ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka Shiinaha ee XINHUA inay shalay soo badbaadiyeen 158 Muhaajiriin, kuwaasi oo ay doonidii ay la socdeen ku cilladowday meel 26 mayl ka baxsan Xeebta magaalladda Al-khonis oo 120-KM dhanka Bari kaga toosan caasimadda dalkaasi ee Tripoli. Ayuub Qaasimi waxa uu tilmamaay in Muhaajiriinta […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Muhaajiriin laga soo badbaadiyey Xeebaha dalka libya