Mukhtaar Rooboow oo mar kale guddoomay Shahaatadda Musharaxnimada madaxweynaha Koonfur Galbeed

0
269

Axad, November, 25, 2018 (HOL)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in guddiga doorashada madaxweynaha Koonfur Galbeed mar kale guddoon-siiyeen Shahaatadda musharax-nimadda.




SOURCE: Mukhtaar Rooboow oo mar kale guddoomay Shahaatadda Musharaxnimada madaxweynaha Koonfur Galbeed

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.