Mukhtaar Rooboow oo Ololihiisii doorasho ka sii wata Baydhabo

0
62

Sabti, October, 06. 2018 (HOL) – Wararka ka imananaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in Mukhtaar Rooboow Cali Abuu-Mansuur uu halkiisa ka sii wato ololihiisa doorasho ee musharaxnimada xilka madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed xili Wasaarradda Amniga ka mamnuucday in uu isku soo taago doorasho.




SOURCE: Mukhtaar Rooboow oo Ololihiisii doorasho ka sii wata Baydhabo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.