Mukhtaar Roobow " Al-Shabaab iyo qabaa'ilada waddooyinka xirtay waan idika hor wareejin haddaad i doorataan"

0
52

Sabti, October, 06. 2018 (HOL) – Hoggaamiyihii hore uga tirsanaan jiray al-Shabaab, Mukhtaar Roobow ayaa ballan-qaaday inuu furi doono waddooyinka u xiran al-Shabaab ee deegaannada dowlad-gobolleedka Koonfurgalbeed.




SOURCE: Mukhtaar Roobow ” Al-Shabaab iyo qabaa’ilada waddooyinka xirtay waan idika hor wareejin haddaad i doorataan”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.