Mukhtar Sheekh Maxamed Suubane oo horey uga tirsanaa maamulkii Cabdi Maxamuud Cumar oo gacanta lagu soo dhigay

0
3

Isniin, December, 16, 2019 (HOL)-Mukhtaar Sheekh Maxamed Suubane oo horey u ahaa madaxa sirdoonka maamulkii hore ee Cabdi Maxamuud Cumar ayaa lagu qabtay Somaliland.




SOURCE: Mukhtar Sheekh Maxamed Suubane oo horey uga tirsanaa maamulkii Cabdi Maxamuud Cumar oo gacanta lagu soo dhigay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.