Munaasabad lagu daah-furayey Bank cusub oo lagu magacaabo DARYEEL oo lagu qabtay London

0
54

Sabti, Janaayo, 12, 2019 (HOL)– Munaasabada ballaaran oo lagu daahfurayey Bankiga cusub ee Daryeel Bank oo ay leedahay Shirkadaha Xawaalada Iftin Group ayaa lagu qabtay magaalada London ee dalka Britain, iyadoo isla munaasabadan lagu soo bandhigay adeega cusub ee (YEEL app).




SOURCE: Munaasabad lagu daah-furayey Bank cusub oo lagu magacaabo DARYEEL oo lagu qabtay London

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.