Munaasabad lagu Maamuusayay Maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo Muqdisho lagu qabtay

0
53

Munaasabadan oo lagu maamuusayay Maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo ku beegan 21-November ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb galay Mas’uuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare,Xubno ka socda Golaha Shacabka, Aqoonyahano, Macalimiin iyo marti sharaf kale. Mudadii ay socotay munaasabadda waxaa siweyn looga hadlay doorka Macalimiinta Soomaaliyeed ay ku leeyihiin horumarka bulshada iyo kaalinta […]




SOURCE: Munaasabad lagu Maamuusayay Maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo Muqdisho lagu qabtay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.