Munaasabad soo dhaweyn ah oo loo qabtay wafdiga Eritrea ee ku sugan magaalada Muqdisho

0
252

Khamiis, August, 15, 2018 (HOL) – Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa munaasabad casho sharaf ah ugu sameeyey xarunta Dawladda Hoose wafdiga dalka Eritrea ee uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda dalkaas Cismaan Saalax.




READ MORE FROM THE SOURCE: Munaasabad soo dhaweyn ah oo loo qabtay wafdiga Eritrea ee ku sugan magaalada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.