Munaasabada 26-ka June oo ah Munaasabad Qiimo weyn ugu fadhida Ummadda Soomaaliyeed ayaa waxaa ay ka mid tahay Munaasabadaha Taariikhda dalkeena Soomaaliya Qaaliga ku ah. Waxayna ka mid tahay maalmaaha ku xusan Xoriyad Doonkii ee Dalka ka jiray ,Sannadkii 1960-kii Iyadoo uu xooggeystay Dhaqdhaaqyada lagu doonayay Xoriyad doonka ee Guud ahaan ka soconayay geyiga SoOmaaliya, […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Munaasabadda 26 June oo Muqdisho iyo gobolada dalka ka socota