Muqdisho : Qaraxyada iyo dilalka oo ku soo badanaya iyo ciidamada oo ku dadaalaya sugida amniga

0
89

Sabti, September, 15, 2018 (HOL)–Inkastoo nolasha magaaladu tahay mid socota oo dadku iska wataan howl-maalmeedkoodii caadiga ahaa, haddana dhinaca kale waa dhif iyo naadir in aysan dhagahaagu maqal magaalada Muqdisho qarax ayaa meel hebel ka dhacay iyo kooxo hubeysan ayaa dad toogasho ku dishay.




SOURCE: Muqdisho : Qaraxyada iyo dilalka oo ku soo badanaya iyo ciidamada oo ku dadaalaya sugida amniga

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.