Muqdisho: Waxaa Dib Loo Howlgeliyey Hay’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed

0
282

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa maanta ku dhawaaqay dib u howl-gelinta Hay’adda Tayo-dhowrka iyo badqabka badeecadaha , hey’adda ayaa sidoo kale loo magacaabay xubno ka shaqeyn-doona.
Xubnahan Hay’adda Tayo-dhowrka iyo badqabka badeecadaha oo ka  5 xubnood  waxaa ay kala yihiin:
1:  Guddoomiye  Aadan Xasan Barre
2:  Cabdillaahi  Salad Xasan    Xubin
3: Ibraahim Naxamed Xasan   Xubin
4: Fartuun Siidow  Macalin Cabdi   Xubin
5: Cabdi Saqaawe Cismaan  Xubin
Hay’addan ayaa hoostageysa Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya, waxa ay xarumo kala duwan ku yeelan doontaa dhammaan gobollada Dalka, si sare loogu qaado Tayada waxyaabaha Dalka ka soo gala Dekedaha, Garoomada iyo Xuduudaha Dalka.
Goobjoog News




READ MORE FROM THE SOURCE: Muqdisho: Waxaa Dib Loo Howlgeliyey Hay’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.