Muqtaar Roobow oo ku adkeysanaya musharaxnimadiisa kadib Go’aankii ka soo baxay Dowladda iyo farriimo loo diray…

0
66

Kadib Wareegtadii ka soo baxday Wasaaradda Amniga Soomaaliya ee Muqtaar rooboow looga joojinayay u tartamida Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa weli waxa uu Baydhabo ka wadaa ololihiisa doorashada. Maanta ayuu Magalada Baydhabo kulan kula qaatay qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka Magalada Baydhabo,iyo xildhibaano ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed. Xildhibaanada Koonfur Galbeed ayaa Maanta waxaa loo […]




SOURCE: Muqtaar Roobow oo ku adkeysanaya musharaxnimadiisa kadib Go’aankii ka soo baxay Dowladda iyo farriimo loo diray…

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.