Murashaxiinta Madaxtinnimada Puntland Oo Khudbadaha Bilaabay

0
200

Waxaa goordhow magaalada Garoowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland ka bilowday khudbadaha murashaxiinta madaxtinnimada Puntland. 
Murashaxiinta u tartamaya madaxweynaha waa 21  iyo 11 u tartameysa ku-xigeennada, waxaanala filaya in midkiiba uu hadlo 15 daqiiqo.
Ammaanka Garoowe ayaa la adkeeyey, waxaa meel walbo la geeyey ciidamada kala duwan sida PSF-ta , Booliiska , Daraawiishta  iyo PMPF-ta.
Goobjoog News




SOURCE: Murashaxiinta Madaxtinnimada Puntland Oo Khudbadaha Bilaabay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.