Musharax Khaliif Ciise Mudan”Hadii la I doorto Dekada Boosaaso Gacantiina ayaan kusoo celin doonaa”

0
490

Weli waxaa Magalada Garoowe ka socota hadal jeedinta musharixinta Madaxweynaha Puntland,iyaga oo balan qaadayay in hadii uu guuleysto uu wax badan qaban doono. Musharax Khaiif Ciise Mudan ayaa sheegay in hadii uu guuleysto uu marka hore uu xooga saari doono sidii Al-Shabaab uga sifeyn lahaa Magaalooyinka Boosaaso iyo Gaalkacyo,isla markaana uu amniga diirada saari doono. […]




SOURCE: Musharax Khaliif Ciise Mudan”Hadii la I doorto Dekada Boosaaso Gacantiina ayaan kusoo celin doonaa”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.