Musharax Madaxweyne oo Tooreey lagu dhaawacay

0
47

Musharaxa ugu cadcad doorashada madaxwaynanimada dalka Barazil, Jair Bolsonaro, ayaa mindi lala dhacay xilli uu ku jiray ololo doorasho. Dhacdadan ayaa ka dhacday isu soo bax lagu qabtay Juiz de Fora, oo ka tirsan gobolka Minas Gerais. Wiilka Mr Jair Bolsonaro ayaa sheegay in aabihii uu dhaawac ka soo gaaray qaybta hoose ee caloosha, balse […]




SOURCE: Musharax Madaxweyne oo Tooreey lagu dhaawacay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.