Mushariixinta Madaxweynaha Puntland oo laga mamnuucay in ay isku-sawiraan Ciidamada ku sugan Tukaraq

0
398

Taliyaha Guud ee Ciidamada Dowlad goboleedka Puntland ayaa soo saaray Go’aan ka dhan ah Musharixiinta Madaxweynaha Puntland ee Sanada 2019 ee tegaya Furumaha dagaalka ee deegaanka Tukaraq Gobolka Sool. Janeraal Siciid Maxamed Xirsi (Siciid Dheere) ayaa sheegay in marnaba musharixiinta aan loo ogoleyn in ay Ciidamada Sawiro la galaan markii ay tagaan furumaha dagaalka balse […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Mushariixinta Madaxweynaha Puntland oo laga mamnuucay in ay isku-sawiraan Ciidamada ku sugan Tukaraq

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.